Thursday, May 13, 2010

Roobab lixadle oo ka' da' ay cabudwaq

Magaalada cabudwaaq waxaa sacadii la soo dhafay ka' da ay aad uxoog wayn islamarkaana samay xoogle ku yeeshay isku socodka gadiidka iyo dadwaynaha abudwaq waxaa dhamaan wadooyika soo galay buxiyay biyo sikale waxaa isku talabi karin xafada badan oo ku yaal magalada cabudwaaq bulshada dagan magalada hareeraheda baa so dhaweeyay da'a roobkaan waxayna shegen inay aad ugu farax san yihiin in roobab noocaan oo kale ah lahelo

0 comments:

Post a Comment